Yaa ka danbeeyay Qaraxyada Caawa Bosaso ka dhacay?

Qaraxa Bosaso ka dhacay,wuxuu ahaa Bam Gacmeed uu Qof Tuuray,waxaana ku dhaawacmay Ninkii Tuuray.

Qaraxa,waxaa ka danbeeyay Laamaha amaanka.

Qorshaheedu waa sidii loo baajin lahaa Doorashada 16-ka Kursi ee Bosaso ku qoran in ay ka dhacaan.

Hadii taasi suuroobi waydana in la abuuro Jawi baqdin gelin ah.

Qaraxu mahan wax argagixiso tuurtay ee waa mid Gacanta Dowlada ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading