Yaa ka danbeeyay Shirka Jabuti Ee Xasan iyo Muuse ku kulmeen?

Shirkan horay uma sii qorshaysnayn oo waa mid deg-deg loo abaabulay,waxaana iska lahayd fikrada oo lagu raali gelinay Dowlada Ingiriiska,maadaama ay iyadu ka caawisay DFS Dayn cafinta,Cunaqabataynta Hubka iyo ku biirista EAC.

Ingiriisku si qaawan,ayuu ugarab taagan yahay Somaliland,waxuuna DFS Qalinkeeda ugaga faa’idaynayaa Maamulka Hargaysa.

Xaqiiqdii,waa Diblomaasiyada Ingiriiska waa mid sare oo ay adag tahay in lala loolamo,si gaar ah Sool mustaqbalkeeda mugdi gelinaya.

 

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading