Yaa ka qaybgalay Qadadii Gallan Ee Maanta iyo Bosaso?

Shirkii lagu been abuurtay Beesha Cali Saleebaan ee ka dhacay Maanta Bosaso,waxaa iskugu tagay Danley Xil raadis ah,argagixiso iyo Ehel argagaxiso iyo Dad Cuqdad qaba.

1.Maxamed Cali Shire oo ka mid ahaa ka qaybgalayaashii Qadada Gallan,wuxuu raadinayaa Gudoomiyaha Gobolka Bari.

2.Ismaaciil X.Dacam,waxuu raadinayaa Xildhibaan.

3,Maxamuud Mashruuc,waxuu raadinayaa Xildhibaan.

4.Ismaaciil Buuraale,waxuu raadinayaa Xildhibaan.

5.Maxamuud Yuusuf,waxuu raadinayaa Xildhibaan.

6.Axmed Qaxiye,waa Ciilqabe egel argagixiso ah.

7.Xasan Dhuqubeed,waa Ciilqabe.

8.Cabdikhaaliq Maxamed (kinikin),waa Ciilqabe ehel argagixiso ah.

Waxgaradkii Beesha Cali Saleebaan oo Beeldaajuhu ugu weynaa waa iska diideen Qadada Gallan,sidoo kalena waa iska beri yeeleen arinka PSF.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading