Yaa khaa’inulwadan ah Farmaajo iyo Rooble?

Hadii Qof lagu soo eedaynayo xatooyo Qaran,waxaa ku kacay Madaxweynihii hore Farmaajo.

Sababtoo ah,wax laysku amaanaysto oo Hanti Qaran ah,waxaa ugu weyn uguna qiimo badan sharciga Dalka,si cad,ayuuna uxaday oo ugu xadgudbay.

Si joogta ah,ayuu usameeyaa Xatooyo Dastuurka Qaranka ee lagu aaminay Farmaajo.

Dad badan,ayaa qaba in Farmaajo ka khatar badan yahay Rooble oo ka khaa’insan yahay marka la qiimeeyo sida uu udhaqmay 4-tii sano ee uu xukunka hayay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading