Yaa khatar ku ah Dimuqraadiyada Puntland?

Sadex kooxood,ayaa khatar ku ah qabsoomida Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland.

Sadexdaas kooxood waxay kala yihiin….

1.Xasan Shiikh iyo Villa-da Xamar oo u arka in PL uga guurayso Xero kale oo taariikhiya.

2.Shaqsiyaadka Deni mucaaradsan oo ay cid walba adeegsan karto wax walbana ay kala weyn tahay la dirirkiisa.

3.Argagixisada Shabaab iyo Daacish oo ka faa’idaysan kara isku soo baxyada Dadweynaha.

Dimuqraadiyadu in ay hirgasho waxay muhiim utahay Bulshada Puntland iyo tan guud ee Somaliyed.

Faa’idada ugu weyn ee Dimuqraadiyada,waxaa helaya Bulshada caadiga ah,sababtoo ah,waxay meesha ka saaraysaa kuwa fashilmay ee hor taagan,waxayna soo saaraysaa Dadka macnaha leh ee fursada loo diiday.

Laamaha amaanka aan kala shaqayno ka dhicinta Dimuqraadiyada Sadexdaas kooxood ee khatarta ku ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading