Yaa ku matalaya Somaliya Shirka Carabta iyo Shiinaha Ee Sacuudiga?

Shalay,ayaa loo gudbiyay Dowlada Fadaraalka Somaliya Waraaqda casumaada Shirka Dalalka Carabta iyo Shiinaha.

Wasiirka arimaha dibada Somaliya,ayaa uuga sii hor mari doona Madaxweyne Xasan Shiikh Shirka.

Madaxweyne Xasan Shiikh,ayaa uga sii gudbi doono Shirka Carabta dalka Maraykanka oo uu uga qayb gali doono Shirka Dalalka Afrika iyo Dowlada Maraykanka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading