Yaa lagu badalay Marwo Hodan Ciise ?

Ninkan waa kan lagu badalay Prof. Hodan Siciid Ciise booskii Gudiga Bangiga Dhexe.

Waxay jifo hoose yihiin Madaxweyne Farmaajo.

Xasuusnoow ku xigeenka Bangiga,waxaa horay loogu dhiibay Nin jifida Farmaajo ah,sidaas ayay Bangiga labo boos oo muhiim ah qoyska Farmaajo ku haystaan.

Beesha Majeerteen waxaa horay looga qaaday Gudoomiyaha Bangiga Dhexe oo uu joogay Bashiir Ciise.

Ninkii Wadaniyad iyo daacadnimo Social Media taal lagu khaldayo isagay utaal.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading