Yaa lagu badalayaa Agaasimaha sirdoonka Puntland?

In la badalo Mukhtaar Jeyte waa loo baahan yahay ,balse Gurxan uma qalmo hogaaminta PIA.

Gurxan looma dhiibi karo PIA,sadex sababood awgood…

1.Nisa,ayuu la shaqeeyaa oo xogaha Puntland uqaabilsan yahay.

2.Laba Safaaradood oo reer Galbeed,ayuu xogaha Dalka ka iibsadaa.

3.Waa Nin Lacageed oo Wadaniyada iyo daacadnimadu ku yar tahay.

PIA hadii laga qaadayo Mukhtaar Jeyte waa sax ,balse yaan xaalku noqon Kud ka guur oo Qanjo uguur.

Madaxweyne Ansixinta Taaraan dalka ha ugelin khataro waa weyn ee Xildhibaanka Reer waa Rag Ayaanle si kale uqanci.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading