Yaa leh Degmada Cusub Ee Galxamur?

Madaxweynahii hore ee dalka Ciraaq alaha u naxariistee Sadaam Xuseen ayaa laga hayaa:

Hadii ay ku qiyaanto qiimaha Mabaadi’daada waxaad isku daydaa in aysan ku qiyaanin qiimaha Raganimadaada.

Hadaba saxiibayal waxaan wax yar idiinka taaban arin Telefon oo xalay na dhexmartay Ninka Wasiirka Waxbarashada ee Deeganka ee Somalida Gacanta ku haye isna Qariya Gobolkan Doollo sida Qarsoodiga ahna u Qasaya hadana Dagmada Galxamur ee Gobolka Doollo dhaqaalihii lagu dhisi lahaa intabadan isagu si dadban Gacanta ugu dhigay ninkaas oo ah mid aan Wax shaqaa kahayn Deeganka Somalida lkn Gacanyare u ah Wasiirka Waxbarashada ee Heerdagan.

Ninkaa waxaa ladhahaa ina sheexaale hadaladii aanu is nidhi waxaa ka mid ahaa Galxamur waxaan Doono waanka Fushan waxaana iga xiga Boqolaal Bir ama Lacagta Itobiya ah oo aan Qaad ugu qaado dhalinyarada Dagmada iyagaana odayaasha igaga filan waxna kama badalin kartid Arintayda.

Markaa hadalkiisu waa mid aanu ku hadlin nin wax garada rajana ka Qaba inuu Gobolka si dadban u sii maamulo hadana marna suurtagal maaha in ay dadkaygu yeelaan wax aan caqli gal ahayn oo Garashada in lagula kaco.

“Rag baa caanahaad dhami jirteen, dhiil u hoorsadaye.

Hadaba Dhaleentcaynta dagmada iyo Dadka uu u gaystay maaha midaan uga hadhi doono ilaa ay Gaadho Xafiiska Madaxwaynaha Deeganka Somalida Mustafe Muxumad Cumar.

WQ.Mubarak Ashkir.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading