Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa go’aamiyay in habraacii loo maray kursiga tirsigiisa ahaa HOP67 uu ahaa mid sax ah.
Talaabadan,ayaa ka dhigan in mar kale Guddigu mugdi geliyay kalsoonidii lagu qabay iyo hufnaantii doorashada oo meesha ka sii baxeysa, waxaa muuqatay cadaadis Villa Somaliya ay ku saarayeen hoggaanka Guddiga inay ansixiyaan kursigan lagu muransanaa.
kursigan,ayaa waxaa ku guulaystay Talyaha Nisa Yaasiin Farey,waxaana Beel ahaan iska leh Kursigan Beesha Wacaysle Abgaal.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.