Yamamoto oo soo qoray Twitter khaldan

Shirkii UNSC ee maanta 20 August, 2020. Nuxurkiisu wuxuu ahaa…

Madaama aysan jirin Maxkamad Dastuuri ah oo lagu kala saaro aragtiyada siyaadda ee kala duwan. Waa in go’aan kasta oo masiiri ah loo dhamaadaa.

Safaaradda Mareykanku ma ahan in ay tweetkii ay hore ugu dhaleecaysay Dowaldda Federaalka kolkii la riday RW Kheire ay isaga mayrto tweet kale oo garab marsan soo jeedintii UNSC ee maanta.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading